Git & GitHub for Developers: From Basics to Advanced
Course description
Coursekaan Waxaad ku barandoontaa Aasaasiyaadka Git iyo Github sidoo kale sida loo isticmaalo Vercel si aad si Free ah ugu deploy kareyso websites aad sameyso adigoo qaadandoonna 15 cashar si wacan loo diyaariyay. Course waxaa qaadan kara qofkwalba oo raba inuu code uu qoray maamulo sidoo kale uu in...
Coursekaan Waxaad ku barandoontaa Aasaasiyaadka Git iyo Github sidoo kale sida loo isticmaalo Vercel si aad si Free ah ugu deploy kareyso websites aad sameyso adigoo qaadandoonna 15 cashar si wacan loo diyaariyay. Course waxaa qaadan kara qofkwalba oo raba inuu code uu qoray maamulo sidoo kale uu internet developerka kale kula wadaago backup ahaan na u keedsado. Sidoo kale course kaan waa tixanaha courses ka barashada Web Development oo Full Courses ah bilow ilaa dhamaad ee Barashada Web Development ee uu Bixinayo Eng Mohamed Dek.
Course curriculum
Section 1 : Git and Github Bilow Ilaa Dhammaad
14 lessons
1 Git and Github Introduction afsomali
0h :09m
2 Git Intializations
0h :12m
3 UserName and Email Configuration
0h :04m
4 Commits in Git
0h :11m
5 Staging Area
0h :06m
6 From Staging Area to Working Area from Changing to Original
0h :07m
7 Viewing Versions and Restoring Versions
0h :06m
8 gitginore and Aliase in Git
0h :10m
9 Make Github Profile
0h :06m
10 Publish Repository
0h :08m
11 Publish Repository in GitHub
0h :06m
12 Async in Git and Github Local to Internet Repository
0h :06m
13 Publish Your Website
0h :03m
14 Publish Repository using CLI
0h :05m