Hagaha bilowga

Sida loo diiwaangeliyo Baroxirfad Academy.

Daawo muuqaalkan kooban si aad u barato sida account loo sameeyo, koorso loo doorto, loona bilaabo waxbarashada.

01

Samee account

Geli magacaaga, email-kaaga, iyo password ammaan ah.

02

Xaqiiji email-ka

Geli lambarka xaqiijinta ee laguugu soo diray email-ka.

03

Bilow barashada

Dooro koorso, isdiiwaangeli, kadibna casharrada bilow.