Baroxirfad Academy Waa goob lagu barto xirfadaha kala duwan sida video editingka , programming languageska , graphic design , forex iwm, Website kan waxaa ka helaysaa Skill kasta oo muhiim ah maanta.
MAYA ! Courses Kujira halkan waa Life time Access ama One Time payment dhammaandootd, Waligood kaama xirmayaan oo markasta baad daawan kartaa koorsada aad iibasatey.
HAA ! waad helaysaa kaliya waxaad u baahantahay inaad dhamayso koorsada aad baranayso si,aad u qaadato shaadada
Lacagta Courses waxaa ku bixin kartaa Evc, Zaad, Sahal, E-dahab iyo Premier Wallet Adiga oo isticmaalaya islamarkaana helaya kooraska umabana baahnid in laguugu furo hab manual ah. ama Waxaa sameyn kartaa sidoo kale in aad si toos ah u iibsato Courses ka adoo isticmaalayo Visa card , Mastercard iyo Paypal , cashup m amazon pay iyo sifalo pay.
HAA ! koorsada waxaad kudaawan kartaa any device aad haysato sida - Laptop - Mobile -Tablet , TV